U bood nuxurka
Suuradda 2 · Aayadda 261

Al-Baqara 2:261

البقرة

مَّثَلُ ٱلَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَٰلَهُمْ فِى سَبِيلِ ٱللَّهِ كَمَثَلِ حَبَّةٍ أَنۢبَتَتْ سَبْعَ سَنَابِلَ فِى كُلِّ سُنۢبُلَةٍ مِّا۟ئَةُ حَبَّةٍ ۗ وَٱللَّهُ يُضَـٰعِفُ لِمَن يَشَآءُ ۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٌ

Macne

261. Mataalka kuwa ku bixiya maalkooda Jidka Alle, wa sida mataalka iniin bixisa toddobo madax, madax walba bixiyo boqol xabbo. Alle wuxuu u labo laabaa (ajarka) qofkuu doono [78]. Alle waa Deeq Ballaarane, wax kasta Ogsoon.

[78]. Waxaa ku soo arooray xadiis in Nabigu s.c.w. yidhi: "Qofkii ku bixiya maal jidka Alle waxaa loo labo laabi toddobo boqol oo jeer."

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Al-Baqara

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net