عن أنس رضي الله عنه قال: كُنَّا عِنْدَ عُمَرَ فَقَالَ: «نُهِينَا عَنِ التَّكَلُّفِ».
Anas Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ).
Waxa wariyay AlbukhaariDarajoXadiis Saxiix ah
Sharraxaad
Cumar Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay in Rasuulku nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee u diiday dadka in la caadaysto wax dhib maahee aan dheef laheyn, hadal iyo ficil kuu doonaba ha ahaadee.
Faa’iidooyin
Waxaa ka mid ah isku cuslaynta la reebey: su'aalaha badan, isku kalifida waxaan cilmi loo laheyn, ama adkaynta wax Ilaahay fudaydiyey.
صحيح البخاري (9/ 95) (7293).
نزهة المتقين، لمصطفى الخن وغيره (2/ 1136).
شرح رياض الصالحين، لابن عثيمين (6/ 391).
فتح الباري شرح صحيح البخاري، لابن حجر (13/ 270).
النهاية في غريب الحديث والأثر، لابن الأثير (4/ 196).
تطريز رياض الصالحين، لفيصل آل مبارك (ص930).