U bood nuxurka
Suuradda 50 · Aayadda 1

Qaaf 50:1

ق

قٓ ۚ وَٱلْقُرْءَانِ ٱلْمَجِيدِ

Macne

1. Qaaf [1]; Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qur’aanka Sharafka Badan [2].

[1]. Eeg sharaxa hoose ee Suuradda 2 Al-Baqarah: Aayadda 1.
[2]. Eeg sharaxa hoose ee Suuradda 38: 1

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Qaaf

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net