U bood nuxurka
Suuradda 35 · Aayadda 21

Faatir 35:21

فاطر

وَلَا ٱلظِّلُّ وَلَا ٱلْحَرُورُ

Macne

21. Iyo harka iyo kuleylka [4].

[4]. Kuleylka qorraxda ama hanfiga dabeysha kulul.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Faatir

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net