Suuradda 25 · Aayadda 46
Al-Furqaan 25:46
الفرقانثُمَّ قَبَضْنَـٰهُ إِلَيْنَا قَبْضًا يَسِيرًا
Macne
46. Markaasaan u soo qabannaa xaggayaga qabasho aayar ah oo yar [22].
[22]. Marka qorraxdu ku aaddan tahay madaxayaga oo maalinta kala baranto.
Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com
Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net