Waxaa lagu boorinayaa dadka inay badsadaan xuska Ilaahay xaalad kasta, taasoo looga dayanaayo Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee, marka laga reebo xaaladaha aan la ogolayn xuska Ilaahay, sida waqtiga xaajo gudashada.
Tixraac
صحيح مسلم (1/ 282) (373).
صحيح البخاري (1/ 68)، (1/ 129).
توضيح الأحكام مِن بلوغ المرام، للبسام (1/ 315).
فتح ذي الجلال والإكرام شرح بلوغ المرام، لابن عثيمين (1/ 273).
مجموع فتاوى ومقالات، لابن باز (26/ 17).