Al-A'raaf 7:44
الأعرافوَنَادَىٰٓ أَصْحَـٰبُ ٱلْجَنَّةِ أَصْحَـٰبَ ٱلنَّارِ أَن قَدْ وَجَدْنَا مَا وَعَدَنَا رَبُّنَا حَقًّا فَهَلْ وَجَدتُّم مَّا وَعَدَ رَبُّكُمْ حَقًّا ۖ قَالُوا۟ نَعَمْ ۚ فَأَذَّنَ مُؤَذِّنٌۢ بَيْنَهُمْ أَن لَّعْنَةُ ٱللَّهِ عَلَى ٱلظَّـٰلِمِينَ
44. Oo ehlu jannuhu waxay u dhawaaqi ehlu Naarka: Waanu hellay wuxuu noo ballan qaaday Rabbigayo oo xaq ah; ee idinkuna ma hesheen wuxuu Rabbigiin idiin ballan qaaday oo xaq ah? Waxay odhan: Haah. Markaas dhawaaqe baa ka dhawaaqi dhexdooda: in Lacnadda Alle ay dushooda tahay daalimiinta (gar diidka).
Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com
Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net