U bood nuxurka
Suuradda 51 · Aayadda 1

Adh-Dhaariyat 51:1

الذاريات

وَٱلذَّٰرِيَـٰتِ ذَرْوًا

Macne

1. Waxaan ku dhaartay (dabeylaha) boorka kiciya [1].

[1]. Ad-Daariyaat: Dabeylaha boorka kiciya.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Adh-Dhaariyat

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net