U bood nuxurka
Suuradda 5 · Aayadda 103

Al-Maaida 5:103

المائدة

مَا جَعَلَ ٱللَّهُ مِنۢ بَحِيرَةٍ وَلَا سَآئِبَةٍ وَلَا وَصِيلَةٍ وَلَا حَامٍ ۙ وَلَـٰكِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ يَفْتَرُونَ عَلَى ٱللَّهِ ٱلْكَذِبَ ۖ وَأَكْثَرُهُمْ لَا يَعْقِلُونَ

Macne

103. Ma uusan amrin Alle (yeelashada) Baxiirah [20] ama Saa’ ibah [21] ama Wasiilah [22] ama Xaam [23] gaaladuse waxay ka been sheegaan Alle, badankooduna ma laha garasho.

[20]. Xoolo caanahooda sanamyada loo bixiyo.
[21]. Xoolo sanamyada dartood loo sii daayo.
[22]. Xoolo sanamyada lagu sadaqeysto. 
[23]. Riti sanamyada loo daayo.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Al-Maaida

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net