U bood nuxurka
Suuradda 44 · Aayadda 55

Ad-Dukhaan 44:55

الدخان

يَدْعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَـٰكِهَةٍ ءَامِنِينَ

Macne

55. Waxay u yeedhan midho nooc kasta ah, iyagoo nabdoon [11].

[11]. Aan ka cabsaneyn inay ka dhammaadaan, oo ka cabsaneyn jirro.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Ad-Dukhaan

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net