Suuradda 34 · Aayadda 20
Saba 34:20
سبإوَلَقَدْ صَدَّقَ عَلَيْهِمْ إِبْلِيسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِيقًا مِّنَ ٱلْمُؤْمِنِينَ
Macne
20. Waxaa dhab ahaan ku rumoobay Ibliis malihiisii [12], wayna raaceen [13], koox ka mid ah mu'miniinta mooyee.
[12]. Waa dadkii Saba ama dadka oo idil.
[13]. Inay dadku u nugul yihiin dhumintiisa oo diyaar u yihiin.
Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com
Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net