U bood nuxurka
Suuradda 17 · Aayadda 64

Al-Israa 17:64

الإسراء

وَٱسْتَفْزِزْ مَنِ ٱسْتَطَعْتَ مِنْهُم بِصَوْتِكَ وَأَجْلِبْ عَلَيْهِم بِخَيْلِكَ وَرَجِلِكَ وَشَارِكْهُمْ فِى ٱلْأَمْوَٰلِ وَٱلْأَوْلَـٰدِ وَعِدْهُمْ ۚ وَمَا يَعِدُهُمُ ٱلشَّيْطَـٰنُ إِلَّا غُرُورًا

Macne

64. Ku duufso waxooda aad karto oo ka mid ah codkaaga [22], oo u soo kulmi ciidammadaada iyagoo gaadiid wata iyo iyagoo lug ku socdaba, oo la wadaag maalka [23] iyo awlaadda [24], una yabooh (ballamo been ah), umase yabooho shaydaanku waxaan dhagar aheyn.

[22]. Heeso, durbaanno, kamanno, qalab muusikeed la afuufo, iyo xumo ugu yeedhid kasta.
[23]. Adigoo ka yeelaya inay xaaraan ku shaqeystaan.
[24]. Adigoo u qurxinaya zinada iyo macsida si uu u bato fasaadka.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Al-Israa

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net