U bood nuxurka
Suuradda 12 · Aayadda 35

Yusuf 12:35

يوسف

ثُمَّ بَدَا لَهُم مِّنۢ بَعْدِ مَا رَأَوُا۟ ٱلْـَٔايَـٰتِ لَيَسْجُنُنَّهُۥ حَتَّىٰ حِينٍ

Macne

35. Dabeeto waxaa u muuqday kaddib markay arkeen caddeymaha [9] inay xidhaan ilaa muddo [10].

[9]. Caddeymaha muujinaya inuusan denbi lahayn.
[10]. Ilaa fadeexadaa la illaabo.

Macne: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub. Translated by Abdullah Hasan Yaqoub Nooca 1.0.26, 2025-09-04. QuranEnc.com

Yusuf

Carabigu waa qoraalka Tanzil, oo aan la beddelin. Macnayaashu waa daabacaadaha faafiyeyaashooda, oo aan la beddelin; dib-u-eegayaasha Sabīl laftiisu weli ma baarin. Carabi: qoraalka Cuthmaaniga ee Tanzil, nooca 1.1. Isha: tanzil.net